Nabadoon caan ah oo caawa lagu dilay Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya

Nabadoon ka tirsanaa kuwa degaanka ayaa caawa lagu dilay woqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug sida ayu sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Marxuum Cabdiqani Xassan Waloore lagu dilay meel aan ka fogeyn hoygiisa wax yar ka dib markii uu ka soo baxay Masaajidka Macmuur oo ku yaalla xaafadda Garsoor oo uu ku soo tukaday … Continue reading Nabadoon caan ah oo caawa lagu dilay Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya